Dadka oo dhan waxay ka simanyihiin in ay haystaan maalin walba tiro saacado ah oo isku mid ah waana 24 saacadood. Waxay ay kula kala duwan yiihiin sida ay uga faaideystaan waqtigaasi.
“Time is the most valuable thing a man can spend” (Theophrastus)
Featured Articles
Qaybtan waxaad ka heli kartaa faalooyin xiisa leh.
Jaamacadda Unisda (University with Global Vision) ayaa ku dhawaaqday Deeq Waxbarasho Caalami ah 2025, taas oo si gaar ah loogu talagalay ardayda Muslimiinta ah