Deeqda Waxbarasho ee Jaamacada Unisda 2025

mentor, school, students, college, learning, study, education, money, dept, bank, loan, university, knowledge, hat, cap, wisdom, gray money, gray school, gray education, gray learning, gray study, gray bank, gray studying, gray knowledge, mentor, college, college, money, loan, loan, loan, loan, loan

Jaamacadda Unisda (University with Global Vision) ayaa ku dhawaaqday Deeq Waxbarasho Caalami ah 2025, taas oo si gaar ah loogu talagalay ardayda Muslimiinta ah. Deeqdani waxay ka kooban tahay fully-funded iyo partially-funded scholarships oo loogu talagalay heerka Undergraduate iyo Graduate.

Barnaamijyada Undergraduate

Ardayda doonaya inay wax ka bartaan heerka koowaad ee jaamacadda waxaa u furan:

  • Barashada Afka iyo Suugaanta Indonesia
  • Barashada Afka Ingiriisiga
  • Barashada Xisaabta
  • Barashada Diinta Islaamka
  • Barashada Afka Carabiga
  • Barashada Macallinnimada iyo Xannaanada Caruurta
  • Barashada Macallinimada Dugsiga Hoose
  • Dhaqaalaha Sharciga Islaamka (Sharia Economics)
  • Maamulka iyo Xisaabaadka
  • Injineernimada (Architecture, Civil Engineering, Computer Technology Engineering)
  • Beeraha (Agrotechnology), Cilmiga Siyaasadda, Sharciga iyo Xisaabta.

Barnaamijyada Graduate

Heerka Master waxaa lagu bixinayaa:

  • Master of Indonesian Language and Literature Education
  • Master of Islamic Religion Education
  • Master of Law

Jadwalka Muhiimka ah

  • Isdiiwaangelinta: Hadda way furantahay
  • Xulashada Dukumentiyada: August 2025
  • Natiijada Hore (Stage 1): 1 September 2025
  • Wareysiga: September 2025
  • Natiijada Ugu Dambeeysa: September 2025

Ardayda xiisaynaysa waxay iska diiwaan gelin karaan iyagoo isticmaalaya QR code-ka ku yaal warqadda ama la xiriira:
📧 sekretariat@unisda.ac.id / irmayani@unisda.ac.id

Deeqdan waxbarasho waxay fursad weyn u tahay ardayda Muslimiinta ah ee doonaya inay helaan aqoon tayo leh.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *