Deeqda Waxbarasho ee Jaamacada Unisda 2025

mentor, school, students, college, learning, study, education, money, dept, bank, loan, university, knowledge, hat, cap, wisdom, gray money, gray school, gray education, gray learning, gray study, gray bank, gray studying, gray knowledge, mentor, college, college, money, loan, loan, loan, loan, loan

Jaamacadda Unisda (University with Global Vision) ayaa ku dhawaaqday Deeq Waxbarasho Caalami ah 2025, taas oo si gaar ah loogu talagalay ardayda Muslimiinta ah. Deeqdani waxay ka kooban tahay fully-funded iyo partially-funded scholarships oo loogu talagalay heerka Undergraduate iyo Graduate. Barnaamijyada Undergraduate Ardayda doonaya inay wax ka bartaan heerka koowaad ee jaamacadda waxaa u furan: […]

Deeqda Waxbarasho ee Jaamacada Unisda 2025 Read More »

Akhriska Waa Iftiinka Maskaxda

Inviting cozy reading setup with tea, poetry books, and fresh flowers on a table.

Akhriintu waa mid ka mid ah caadooyinka ugu qiimaha badan ee qofku yeesho. Markaad buug akhrido, waxaad furaysaa daaqad cusub oo maskaxdaada ku ballaarinaysa aqoon, xikmad iyo aragtiyo kala duwan. Qofka akhriya wuxuu ka fogaanayaa jahli iyo caajis, wuxuuna helaa awood uu ku fahmo bulshada, nolosha, iyo naftiisa. Akhrisku wuxuu qofka barayaa xirfado cusub, wuxuu

Akhriska Waa Iftiinka Maskaxda Read More »