Deeqda Waxbarasho ee Jaamacada Unisda 2025
Jaamacadda Unisda (University with Global Vision) ayaa ku dhawaaqday Deeq Waxbarasho Caalami ah 2025, taas oo si gaar ah loogu talagalay ardayda Muslimiinta ah. Deeqdani waxay ka kooban tahay fully-funded iyo partially-funded scholarships oo loogu talagalay heerka Undergraduate iyo Graduate. Barnaamijyada Undergraduate Ardayda doonaya inay wax ka bartaan heerka koowaad ee jaamacadda waxaa u furan: […]
Deeqda Waxbarasho ee Jaamacada Unisda 2025 Read More »